š”Aqoonta har weeya
š”Hormar lagu gaaro
š”Aqoonta hub weeyo
š”Hagaayo aduunka
š”Aqoonta hab weeyo
š”Hagaagsan ee toosan
š”Qofkii mar haleelo
š”Hadhoow anfacaayo
☠Jahliga halis weeyo
☠Haadaama fog waayo
☠Habeen mugdi waayo
☠Habaar qaba weeyo
☠Hur iyo holac weeyo
☠Halaag iyo baaba
☠Horseedaha weeyo
☠Qofkoow mar haleelo
☡Hadhoow ka shalaayo
š·Aqoontu harkeeda
š«Jahliga halistiisa
✌Haddii labadiiba
š£Hortiina ka sheegay
šMaxaabaa habbonoon
šHaddeer ku kacnaa
Waxaa qoray
Abdirashid Ahmed Hussein
Comments
Post a Comment